dherertooQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-ooday, -ootay)Macnaha:U dh.: aad u sugid; raagsasho; daahsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
raagsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg raagso. ld raagsad, raagsi, raagsiino, raagsiinyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
daahsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg daahso. ld daahsad, daahsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0