dheriggirgireQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dheri weyn oo dhoobo ka samaysan oo reer miyigu marka ay alla bariga qabaan cuntada ku karsadaan. ld dherigirgire.