dheryadhulayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dheryadhulee. ld dheryadhulays.

dheryadhulee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Si gaar ah hilib u hogeyn.

dheryadhulays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dheryadhulayn.