dhex-xir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xarig yar, dhuuban, ka samaysan dun, mayrax iwm oo haweenka dhexda ku xirtaan.