dhexfur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro, m.dh)
Macnaha:
- (xis.) Xarriq toosan oo geeska saddexagal ku xirta bar-bartameedka dhinaca horjeedaha ah. Dhexfurrada saddexagal waxa ay iska gooyaan bar keliya, taas oo ah xuddumeedka saddexagalka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

