dhexjoogid
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- eeg dhexjoog. dhexkabe m.l(-bayaal, m.l/dh) (nax.) Lifaaq la dhexgeliyo erey gudihiisa. Tus. “Waan qorayaa; waan qoranayaa”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

