dhibaadsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. ld dhibaadi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhibaadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Haweeney dhibaad siin. ld dhibaadsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur