dhibaajiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhibaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhibaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Hanti ay siiso cidi gabadhooda oo wax u soo doonatay. 2. Caado, xayl. ld dhiibaaji.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00