Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg dhibidhiso. ld dhebidhisad, dhebidhisasho, dhebilisad, dhebilisas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-stay, -satay)
Macnaha:
Dhibi isku sayrin (rati qooqan ama dagaal maaggan). ld dhebidhiso, dhebiliso, dhibiliso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur