dhibiibtirnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhibiibtiran. ld dhibibtirnaan, dhibibtirnaannsho, dhi- biibtirnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhibiibtiran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Wax la dhibiibtiray ahaansho. ld dhibibtiran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhibibtirnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhibiibtirnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur