dhibiqQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dhibic¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhibicQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-bco, m.l)Macnaha:1. In yar oo hoore qaab kankoonsan leh oo meel ka soo go'a. 2. Tirada tartan, imtixaan, ciyaar iwm laga keeno. Tus. “Cali imtixaanka wuxuu keenay konton dhibcood”. 3. Roob xoog leh. 4. Joogsi.In yar oo hoore ah, qaab kankoonsan leh meel ka soo tifqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0