dhididdhawr

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Wax dhididka celintiisa loo qaato sida funaanadda, jaanta kore ee kabaha iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur