dhigaalis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhul dhowr jeer la beeray oo loo nasinaayo in mar kale la beero.