dhigdhikoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Si isdaba joog ah u quficid; riiraxyood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

riiraxyood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg riiraxyoo. ld rii-raxanyood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur