dhiico

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Deri.

Lamidka: Deri

deri

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Godniinka lafdhabarka oo u furan dibedda.