dhiidhiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Kur ka samaysanta ciidda bacaddada.
  2. Maqal ari aad u bar yar oo dhalatay iyadoon bila-dhammaysan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur