dhiig-joogsi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Joogsashada dhiig socday oo ay keentay shaqada dabiiciga ah ee jirka oo ka kooban xinjirowga dhiigga iyo iskuroorka xididdada go'ay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

