dhiig-ururQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(daaw.) Dhiig ku ururay soohyada dhexdooda oo xinjirooba markaas sameysmato meel soo buuran oo adagi.