dhiigbax-maskaxeed
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Dhigbax ka yimid halbowle oo maskaxda ku furma, sida badan waxa sabab u ah cudur ku dhaca xididdada dhiigga iyo dhiigkar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

