dhiiglaawe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-wayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof aan ka dhiidhiyin xumaanta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur