dhiigroorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhiig ku guntama meel nabar ku dhacay. 2. ld dhiigroorid.Meel nabar ku dhacay dhiig ku guntamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhiigrooridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhiigroor². ld dhiigroor¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00