dhiigsonkor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Kaadisokorow; kaadimacaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaadisokorow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kaadimacaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaadimacaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daawo) Cudur ay keento shaqo xumo ku dhacda ganaca, kaas oo soo saara insooliin. Insuliinta jidhka ku yaraatana waxay sababtaa sonkorta oo dhiigga ku badata, ka dibna loo qashinsaaro kaadi ahaan. ld kaadimmacaan.

Lamidka: kaadimmacaan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur