dhiimin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhiimi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhiimi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Meel dheecaan yar ka keenid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur