dhiintoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Waxyaalaha miraha laga dhiimiyo. 2. Dhiin laga miiro caw baarta oo la cabbo; shalabow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shalabowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhacaan cad oo biyo-biyo ah, laga liso geedka baarka, la cabbo oo marka layska badiyo lagu wareero ama lagu sakhraamo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0