dhiiqashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhiiqo². ld dhiiqad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhiiqoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Dhoobo aad u qoyan. 2. Xabaqbarsho.Dhooqo aad u qoyan dhex mari kari waayid (baabuur, nafley iwm).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhiiqadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhiiqasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0