dhiiqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhiiq². ld dhiiqis.

dhiiq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xoolo la lisayo inta hal mar naaska ka soo baxda. 2. In yar oo dareere ah oo hal mar la dhiijiyo.
  2. Naas ibtiis caano ka imaansho.

dhiiqis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhiiqid.