dhiiqso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Neef xoolo ah mar naaskiisa caano ka tuuqsasho.