dhikil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (-lo, m.l) Haruub yar oo caanaha lagu maalo. 2. Nooc cawska ka mid ah.
  2. Dhiil yar oo carruurta caanaha loogu shubo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur