dhildhilmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhildhilan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhildhilan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Macnaha:

  1. Wax la dhildhilay noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur