dhillay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nin naagaha aad ugu mamman; macsilow.

macsilow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-wyo, m.l)

Macnaha:

  1. (dii.) Nin macsida badsada.