dhillin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhilli. ld dhilqin, dhilqis.

dhilli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Mindi, masaar, toorray, iwm daab ka saarid. ld dhilqi.

dhilqin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhillin.

dhilqis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhillin.