dhilliso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Mindi, masaar, toorray iwm daab ka baxsasho. ld dhiliqso, dhilqiso, dhilqo.

dhiliqso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld dhilliso.

dhilqiso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhillis.
  2. ld dhilliso.

dhilqo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-qaday, -qatay)

Macnaha:

  1. ld dhilliso.