dhilo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-ishay, -ilatay)

Macnaha:

  1. 1. Sabuul galley iwm qolof ka qaadasho. 2. Caaw iwm diir ka baxsasho. 3. Timo feerasho.