dhimaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhimaal. 2. Wax sii dhimmaya.

dhimaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waxyeello cid loo geesto.