dhimitaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Yareynta wax intay ahaayeen in yar laga qaado. ld dhimid.

dhimid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhin. ld dhimis, dhimitaan, dhinniin.