dhimrin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhimri. ld dhimris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhimri

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. U dh.: cid u turid. 2. U dh.: cid u naxariisasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhimris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhimrin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur