dhinacyee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax socda hal dhan ka marid. 2. Ra'yigiisa bedbeddelid (qof).