dhinbiil

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-lo, m.dh)

Macnaha:

  1. Midho jilicsan oo ka tirsan dirka leguminoosa, oo leh kaarbal u kala baxa laba qaybood. Tus. “Salbuko”.