dhinnix

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhannax.

dhannax

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. D. ah: wax aan tiradoodu badnayn; wax yar. ld dhellah, dhillah, dhinnax, dhinnix.