dhirirtaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhirirtayso. ld dhirirtaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhirirtayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Badar sacab ku qaybsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhirirtaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhirirtaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur