dhito

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Caano loo keydiyey in la lulo ama la dhamo.