dabciQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hab la dhaqanka dad ee qof leeyahay; baxaalli, abuur. ld dabeec (1), dabeecad (1), dabeeco, dabiicad.ld debci².
camalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hawl, shaqo. 2. Abuur, dabeecad. 3. Xanaaq, dhirif, caro. 4. (s) Sidiis, oo kale. Tus. “Buuggaas camal ii keen”.