dhogordhacsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhogordhacso. ld dhogordhacsad, dhogordhacsi.

dhogordhacso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Xoolo, dugaag iwm dhogor cusub u soo bixid, isaga oo araggiisu wanaagsanaaday.

dhogordhacsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhogordhacsasho.

dhogordhacsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhogordhacsasho.