dhogorsamaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhogorsan. ld dhogorsami.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhogorsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-amaa, -amayd)Macnaha:Wax arag wanaagsan ahaansho (nafley).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dhogorsamiQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld dhogorsamaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00