dhohondhohid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhohondhoh.

dhohondhoh

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-hay, -hday)

Macnaha:

  1. Nafley, bogga iyo caloosha isku dhegid baahi darteed.