dhoobammiirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhoobammiir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhoobammiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Wax biyaha dhoobada lagaga miiro.
  2. Dhoobo ka miirid (biyo).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur