dhoobeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhoobee.

dhoobee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)

Macnaha:

  1. Wax dhoobo ku maluuqid.