dhoobo-guduud

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (jool.) Nooc tuullimaad oo daboola meelaha hooseeya iyo moolka gunta bad weynta, meelahaas oo gundhererkoodu 4.000 oo mitir uu ka badanyahay; dhoobo guduudaasi waxay sida badan ka kooban tahay walaxaan orgaanig ahayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur