dhoofin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhoofi. ld dhoofis.

dhoofi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Qof dal kale u dirid. 2. Badeeco dal kale u iibgeyn.

dhoofis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhoofin.