dhoofsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-sanaa, -sanayd)Macnaha:1. Wax la dhoofiyay ahaansho. 2. Wax la soo dhoofiyay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0